Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Meydka Nin Dhalinyaro ah oo Saaka laga Helay Wadada Maka Al Mukarama
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 30 2008
Meydka Nin Dhalinyaro ah oo Saaka laga Helay Wadada Maka Al Mukarama
Written by Ali Moallim   
Saturday, 30 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Meydka Nin dhalinyaro ah ayaa saaka laga helay agagaarka Wadadad Makka Al Mukarama ee Magalada Muqdisho oo ay degan yihiin askarta dalka Itoobiya ee ku sugan Caasimadda dalka Soomaaliya.

 

Meydka ninkaasi dhaliyarada ah ayaa lagu qiyaasay Dadiisa in ay tahay 25-28, kaasi oo ay jirkiisa lagu arkay rasaas fara badan ,lamana oga sababta loo dilay,waxaana halka lagu dilay fariisin ku leh Itoobiyan ah oo degan agagaarka Guriga Shaqaalaha iyo Shaneemo Soomaali, mana la cadeyn karo in dilka ninkaas ay ka dambeeyan ciidamada halkaas fadhiya.

 

Dadka degan Xaafadda Waaberi dhinaca ka degan Xaafadda kale ee Hodan maadama labada Xaafadood ay kala qeybiso wadada Maka Al Mukarama ayaa waxay u soo daawasha tageen Meydka wadada yaala si ay u gartaan.

 

Muddooyinkan dambe ayaa Caasimadda Soomaaliya degaano ka tirsan Maalin walba waxaa laga helayaa meydad hor leh oo aan la ogeyn cida dishay iyo sababta loo dilay dadkaas.

noqo





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >